Ururka  Suxufiyiinta  Daraawiisheed ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yiraahdo (DMA)  fadhigiisuna yahay magaaladda Nairobi ee wadanka Kenya waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u   Ehelkii, Qaraamadii, Asxaabtii iyo Bulshada weynta Soomaaliyeed gaar ahaan SSC ee uu ka geeriyoodeen dhawaantan Alle ha u naxariisto e Col: Jamaac Xassan Kaarshe{Jaamac yare iyo Wariye Eng Cabdiqaadir Cali Jaamac Xoosh  oo Baabuur kula qalmiyey Duleedka Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxa ayna Ururka Suxufiyiinta Daraawiisheed ee DMA ugu Baryayaan Marxuunka in uu jano  Fardawsa ka waraabiyo
 
 
Xubnaha Ururuka 

Saleebaan Maxamuud Xaashi{Xaashi}
Jaamal Saleebaan Warsame (Jamal Farjar)
Axmed Ibraahim Yuusuf
Khadaro Maxamed Ciise ( Ugaasadda)
Cabdi wahaab Cabdin weyn
Cabdiqani Makhtal Maxamed
Mustafe Yuusuf Xaaji ( Alxaaji)
Siciid Saleebaan Hugur
Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa)
Farxaan  Faarax  Cawil
Cabdiqaadir Cali Hargoole
Maxamed Maxamuud Guutaale
Cabdilaahi Axmed Yuusuf ( Cabdilaai Qalinle)

Tacsi Tiiraanyoleh u ga dirayaa Dhamaan Qoysaskii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Alla Naxariistii Jano haka waraabiyee Marxuumiinta kala ah. Jama Hassan  Karshe(Jama Yare)  iyo A/qadir Jama Ali (Xoosh)

 

A/Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu.

 walaalayaal  Anaga oo kala ah 

Cabdi Cawed Maxamed

Jaamac Xirsi Ibrahim.

Maxamed Yusuf Cabdule. (Suufi)

C/rahman Moh'ed Warsame {Haykal}.
C/raxman Jaamac Xirxi.
Xasan Jama Xirsi
Sahra Jaamac Xirsi
Safiya Jaamc Xirsi
Cawke Maxamed Yusuf
Sakariye Maxamud Maxamed (Sakariye Carab)
C/naasir Mohamed Warsame.
Shugri Mohamed Warsame.
Hudo Cabdi Cawad.
Axmed Cabdi Cawed.
Maxamud cabdi Cawad {Buud}.
Maxamed Danan.
C/qani Danan.
Jaamac Maxamuud Cali Maahir
 
 
 
Waxaanu u tacsiyey naynaa Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid C/qaadir Cali Jama xoosh oo loo yaqaanay (Jilbis) iyo Col. Jaamac Xasan Kaarshe (Jaamac Yare ) waxaanu leenahay Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo samir iyo iimaana haka siiyo Ehladiisii & asxaantiisii &  Qaraabadii ay ka geeriyoodeen  Aamiin...... Aamii..... Aamiin.....
 
 
 
Horufadhi.com
 
Laascaanood Soomaaliya.

waxaa kaloo tacsi dirraya dadka kala ah.

بسم الله كل نفس ذائقة الموت (انا لله وانا اليه راجعون)وبعد
 

 

 
 Tacsi Tiiraanyo leh waxaa halkan ka  dirayaa Dhamaan Qoysaskii iyo Qaraabadii ay ka geeriyoodeen Alle Janadii fardowsa haka  waraabiyee Marxuumiinta kala ah.  C/daadir  Ali Jama (Xoosh) & Kornayl Jaamac yare
 
{Kulun nafsin daa iqatul mowt}
 
Walaalyaal anagoo kala ah:
 
C/laahi Maxamuud cali {Maahir} 
Xariir Maxamuud Xoosh

Cabdi Warsame Dirie{ Abdi Madoobe}
Dr:C/naasir abokor seed
Cabdi Mohamed Cawad
Jaamac maxamed dheeg
Aasbaro maxamed dheeg
Daahir maxamed dheeg
Jaamac xirsi Ibraahim
Cabdi maxamed cawad
Cali Xaaji xirsi
C/rahman cali jaamac xoosh {duwe}
Keyse cali jaamac xoosh
Mubaarik Cali jaamac xoosh
C/rahman Mohamed Warsame {Haykal}
Maxamed mursal jaamac xoosh
Guray mursal jaamac xoosh
C/rahman jaamac xirsi
Maxamuud abdi cawad
Jaamac Abdi warsame
Mubaarak abdi warsame
C/laahi abdi warsame
Mohamed Abdi warsame
Hudo abdi cawad
Kiin Mohamed {Wali}
Ifraax abdi cawad
Farxiya cali jaamac xoosh
Muno Abdi warsame
Saynab abdi warsame
Ahmed abdi cawad
Maxamed axmed {danan}
C/qani axmed {danan}
Ridwaan Aasbaro maxamed dheeg
Farxiya maxamed mursal
Qaali mursal jaamac
Aamina daahir maxamud xoosh
Maxamed daahir maxamud xoosh
Faadumo Abdi warsame & caruurteeda
Saynab cumar x. siciid & caruurteeda
 

Saynab cali daroor & caruurteeda
Sakeriye Mahamud mohamed {Carab} 
Cawke Mohamed yusuf 
Mohamed Yuusuf cabdule
 
 
 
Waxaanu u tacsiyey naynaa Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid C/qaadir Cali Jama xoosh oo loo yaqaanay (Jilbis) iyo Col. Jaamac Xasan Kaarshe (Jaamac Yare ) waxaanu leenahay Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo samir iyo iimaana haka siiyo Ehladiisii & asxaantiisii &  Qaraabadii ay ka geeriyoodeen  Aamiin...... Aamii..... Aamiin.....
 

 
 

 Edit by: C/rahman Haykal

 


 

Horufadhi.com