Dagaal aad u xoogan isla markaana hubka cul culus la'isku adeeg sanayo ayaa haatan waxaa uu ka soconayaa Xaafadda Suuqa Xoolaha iyo qeybo kale oo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Dagaalka wuxuu u dhaxeeyaa ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda, inkastoo illaa iyo haatan aan la ogeyn halka uu gaarayo qasaaraha ka dhashay dagaalkan.

Dagaalka ayaa ah mid soo bilawday barqonimadii maanta, isla markaana illaa iyo xilligan si xolwi ah u soconayo, iyadoo uu ku sii fiday deegaano hor leh. ayaamahanba waxa soo badanayey Amaan xumadah magaalada Xamar oo ah meel uu dgaala Halaag ahi ka socdo, waxaana dadkii ku noolaa ay Noqdeen kuwo qaxa, kuwo dhinta iyo kuwo dgaalka qayb ka ah,

Horufadhi.com