|
|
Muslimiinta iyo Jaaliyadaha reer Sweden oo lcag deeq ah soo gaadhsiiyey mar kale Cibaado Jalafsade.
Waxaa manta la soo gaadhsiiyey Cibaado Maxamuud
Jaamac{Jalafsade}
Lacagta ugu badan oo ahayd $650 aya waxaa na soo gaadhsiyey Axmed Suleiman Hassan oo ku nool magaalada Stokhom ee dalka Sweden asagoo lacagtaas ku soo Hagaajiyeye Gudoomiyaha Ururka Darwish Media Association .waxaana deeq daas si weyn u soo dhaweyey Cibaado Jalafsade oo Duco iyo Mahad Celin u soo jeedisey dhamaan Umadda Muslimiinta ah ee soo Gargaartay. Iyo gaar ahaan Jaaliyada reer Stokhom oo ay sheegtay in ay Horey markii ay Hargaysa ka soo kcitimayseyna ay ahayeen dadkii ugu horeeyey ee soo kaalmeeyey.
Sidoo kale waxaa dad weynaha Muslimiinta ah Mahad Balaandhan u soo jeediyeye Cabdiraxmaan Muuse oo ka mid ah Hawlwadeena Cibaado sida gaark ah gcanta ugu haya,
Suleiman Mahamud Hashi:Xaashi2008@hotmail.com Tell:254720698554 |