Ayadoo la wada Ogsoon yahay weerarka Qaawan ee ay ku soo wadaan G/Cayn Canaaziirta isbahaysatay aya waxa deegaanka Hawdka oo dhan laga dareemaya Diyaar Garoow aad u sareeya, waxaana Goobaha sida weyn looga Diyaar garoobay ka mid ah Buuhoodle,Widhwidh,Horufadhi iyo Xamar lagu xidh,

waxaana dadka deegaanku Rag iyo Dumarba ay wacad ku mareen in ay Difaacan doonaan Naftooda iyo Maalkooda taas oo Ilaahay faray in ay ka difaacdaan Cikasta. waxaana ay dadku kuu sheegayaan in ay ka Xigaan qabsashada Dhimasho oo ay Naftooda Huriyaan, Culumo'awdiinka ayaa ayaguna ku dhawaaqay in Dagaalkani yahay Jihaad Xaq ah, isla markaana lo baahan yahay in aan dhabarka la dhiiban ee la isdifaaco,

waxay sheegeen Ducaadu in Ilaahay uusan u naxariisan doonin Qofkii asagoo la soo weeraray Carara oo dhabarka dhiibta loona baahan yahay Cadawgaaga in aad wejiga saarto ilaa aad ka qaarajiso ama adigu aad dhimato,gebi ahaan dhulka Hawdka oo ah meelo Istaraaji ah ayaa wxaa laga samaystay Difaacyo ad adag , isla markaana dadku waxay isku habeenyeen Koox koox, Haweenka ayaga ayaguna dhinacooda wada Dedaal waxaana qaar ka mid ahi ay qaateen qoryahay Fududu sida AK47ka hal;k kuwo kalena ay Mujaahidiinta daba wadaan Sahayda iyo Tashiilaadka kale,

si kastaba haahaatee Dagaalkan aya waxa uu noqon karaa mid ka duwan kii October 15 keedii lagu qabsaday Laascaanood, waxaana Xel dheerayaashu sheegayaan in uu daba dheeraan karo dagaalkan isla markana uu saameyn ku yeelan doonoBeelaha Deriska ah ee wada Dega inta ka hoosaysa magaalada Burco ee Gobolka Togdheeer,

 

waxii wara ha ka foogaan,\

Horufadhi

Hamse M Abdi,

Laascaanood

wya2007@hotmail.com