|
|
inta badan dhulka SSC ayaa waxaa Maasheeyey Roobkii gu'ga ee indhawaydba la
wada sugayeey. Raxmaadkan aya waxaa uu si aan kala Go' lahayn oga da'ay
magaalooyiinka Laascaanood iyo Buuhoodle. magaalada laascaanood ayaa waxaa
ilaa hada saacadan haya Roob ku bilowday xalay saqdii dhexe kaasoo
ilaa hada da'aya,
dhanka kale magaalada Buuhoodle ayaa ayaduna Buuxda, waxaana Biyuhu Jiifaan wadooyinka waa weyn oo dhan, waxaana Hilaada Roobku sheegaysa in ila xaga Fog ee Gudaha Ethioipia loo filayo roobka ama loo eegayo, wararka roobaadka ayan weli dhamaystirnayn laakiin waxaa roobaadka loo eegayey dhamaan Tuulooyinka ku teedsan Buuhoodle.
wararkan oo faah faahsan ha ka fogaan Horufadhi.com Webmaster@horufadhi.com |