Shir heer sare ah oo looga hadlayeey Barnaamijka Nuclearka Iiraan kana soconaya magaalada Geneva. aya waxa markii ugu horeysey ka soo qayb galay Ergeyga Gaarka ah ee Barriga dhexe u qaabilsan Maraykanka William Bun's. Shirkan oo ah shir heer Caalami ah oo ay ka soo qayb galeen Midawga Yurub iyo Dalalka Xubanaha joogtada ka ah Q,M ayaa waxaa si toos ah markii ugu horesey oga soo qayb galay Diblumaasigaas sare ee Maraykanka ah,EU foreign policy chief Javier Solana with Iran nuclear negotiator Saeed Jalili in Geneva, 19 July

inkastoo aysan si toos ah u wada hadlin intii ay socdeen wada hadaladu labada Ergey waa Saciid Jallil iyo William Burns'e hadana waxaa ay si gaar ah u wada sheekaysteen markii ay Marayeen meesha lagula hadlo warbaahinta halkaas oo sawir lagag qadaay,

waa markii ugu horeysey mudo ku dhaw 25 sano oo ay is arkaan madax ka tirsan Dawladda Islaamiga ah ee Iiraan iyo Xukuumada Washignton oo looga bartay Nacaybaka Ereyga Islaamic.

 

Obama oo Gaadhay Afghanistaan,

Barack Obama oo ah ninka Madawga ah ee u tartamaya Madaxtinimada Aqalka Cad sanadkan 2008ka aya waxaa uu u duuley dalka Afghanistaan.

Sentor-ka aya waxaa uu soo gaadhay M,agaalada Kabul goor danbe oo galabta ah, asagoo halkaas kula kulmaya Madaxweynaha Afghanistaan Xamid Karazaay. asagoo hadlayey ka hor inta uusan soo duliin wuxuu sheegay in uu Xiiseynayo in uu arko dad badan iyo hadalo badan, wuxuuna sheegay in uu soo arki doono Ciidamada Hawlaha Adag ka haya Xuduuda Pakistaan iyo Afghanistaan,

wuxuu sheegay in uu sidoo kale si gaar ah ola Kulmi doono Taliyayaasha Ciidamada Hugaaminaya. sidoo kale wuxuu Booqan doona dalalka kala ah,Iraq, Jordan, Israel, Germany, France and Britain.wuxuuna sidoo kale arki doonaa taliska Ciidanka Maraykanka ee dalka Ciraaq,

Mr. Obama aya wuxuu Loolan adag la geli doonaa Senatorka Ruug cadaaga ah ee John Mccain Bisha Novenber ee sanadkan. waxaana  Rayi Uruurin dhawaan la smaeyey ay sheegaysaa in uu dhibco yar kaga Horeeyo Odeyga la loolamamaya. wuxuu sheegay hadii uu helo Codadka Bisha 11Aad in uu la dagalamayo Taliban halka uu Iirana la gelayo wada Xajood Nabaded, sidoo kalena wuxu sheegay in uu Iraq ka soo saarayo Ciidamada Maraykanka oo uu sheegay in ay Ku Bes beeleendhaqalaha dalkuna uu ku Wiiqmay,

 

Suleiman Max'ud Xaashi Dheere

Xaashi2008@hotmail.com

Editor of Horufadhi.com

Nairobi Kenya,