Somali FlagSayid  
  Last Updated  
Amin arts
Muqdisho:07.Aug.08 Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay in ay sharci daro tahay magacaabista wasiirada ee Nuur Cadde.
Nairobi:05.Aug.08 Sirdoonka Kenya oo uu ka fara baxsaday Sarkaal sare oo ka tirsan Urur weynaha AL qaacida.Warbixin dhinacyo badan leh.
Nairobi:05.Aug.08 Q.M oo ka hadashay xasuuqii Haweenka Soomaaliyeed loogu geystey Wadooyinka Muqdisho ayagoo Nadiifinaya,
Burco:04.Aug.08 Xaalada Burco oo maanta aad u kacsan iyo saansaan Colaadeed oo laga dareemayo. waa Maxay sababtu?
Muqdisho:03.Aug.08 Inka badan 15 Dumar ah oo ku geeriyoodey qarax banbaano iyo Daraasiin kale oo dhawaacmay.
Muqdisho:03.Aug.08 Markeebeey saxan yihiin Websityada Koonfurta u Hadlaa"?
WashingtonDc:03.Aug.08 John Mcain oo Jaha wareer la soo Gudbaanaadey ka dib markii uu kala garan waayey Sudan & Somalia.
Nairobi:03.Aug.08 Wakiilka Q.M ee arimaha Somalia oo baaq deg deg ah u diray Madaxda Dawladda Soomaalida,.

 

Muqdisho:02.Aug.08 Ciidanka Qalabka sida ee Somalia oo ku dhawaaqay in ay Hawlgaldii Muqdisho kala wareegeen Ciidanka Ethiopian-ka ah.
Muqdisho:02.Aug.08 in ka badan 10 wasiir oo iska casiley xilalkii ay ka hayeen xukuumada Nuur cadde, halkan ka ajhri liiska magacyada wasiirada.
Muqdisho:01.Aug.08 Saraakiil uu xilka ka qaaday Madaxweyne Yuusuf oo amar Diido ka keenay.
Baydhabo:31-July-08 Mooshin ka dhan ah Xukuumada Nuur Cadde oo ka socda xarunta Barlamaanka ee Baydhabo,
Muqdisho:31.July.08 Madaxweyne Yuusuf oo gacanta ka saaray waraaqdii uu shaqadiisa ku sii wadan lahaa Max'ed dheere,
Cape Town:30.July.08 Gaal weyn oo haysta diinta Krishtaanka oo Aflagaadeeyey Diinta Islaamka iyo ALLAAH S,W,C.
Muqdisho:30.July.08 Max'ed Dheere" Xilka qaadisteyda weli waxba ka dhiman waana in uu saxiixaa Madaxweynuhu",
World News:29.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Caalamka iyo warqabadka Horufadhi waxa ka mid ah Askari Somalia ku dhaawacmay oo Weerar Afka ah ku qaaday Barack Obama.
Muqdisho:29.July.08 Ra'iisal wasaare Nuur Cadde oo xilkii ka Xayuubiyey Max'ed Dheere.
Muqdisho:29.July.08 C/laahi Yusuuf oo Muqdisho ku soo Guryo Noqday, Amaankiisa oo aad loo Adkeeyey,
Cabdixamiid Garaad Jaamac Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland Garowe:28.July.08 Cadde muuse oo wasiirka Arimaha Gudaha u magacaabay C/Xamid Garaad Jaamac
Baydhabo:28.July.08 Sh, Aadan Madoobe " Diinta  ayeey ka been sheegayaan waxayna Gacan saar la lee yihiin kuwo shisheeye ah",
Muqdisho:28.July.08 Ciidanka Nabad ilaalinta ee AMISOM oo dhaqdhaqaaq xoogan ka bilaabay KM4 saaka,
Garoowe:27.July.08 Labada Madaxweyne oo la Kulmay Isimada SSC.
cabdullahi_garowe260708_11 Garowe:27.July.08 Qudbadihii Madaxweynaha Soomaaliya & Puntland ay ka jeediyeen barlamaanka oo faah faahsan,
New York:27.July.08 "Axmed Wallad Cabdalla "ma aqoosanin Gudoomiyanimada Sh Aweys",
World News:26.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo warqabadka Horufadhi waxa ka mid ah, Obama oo Lugtiisii ugu danbeysey maanta Dhigay London
Garowe:26.July.08 Mdaxweyne Yusuf oo Garowe yimid Qudbadna u jeediyey Golaha wakiilada, waa Maxay Ujeedada dhabta ah ee Socdaalkiisa warbixin,
FRANCE BARACK OBAMA VISIT Paris:26.July.08 Barack Obama oo Baaq u jeediyey Dawladda Iiran.
B/Weyne:26-July.08 Xiisad Dagaal oo Maalintii 3aad ka taagan Magaalada B/weyne ee G/Hiiraan,
World News:24.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee dunida iyo warqabadka Horufadhi waxa ka mid ah Maraykanka oo ku baaqay in dalka Somalia laga saaro Ciidanka Ethiopianka ah,
Muqdisho:24.July.08 DKMG oo ka hadashay markab sidey raashin dhacay oo lagu qabtay Dekeda Muqdisho.
B/weyne:24.July.08 In ka badan 9 Madfac oo ay Ciidamada Ethiopia ku garaaceen Gudaha magaalada B/weyne ka dib xoog ay ku soo galeen Gudaha magaaladaasi.
Muqdisho:24.July.08 Hugaamiyaasha Maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo Siyaabo kala duwan oga hadlay kala jabka Isbahaysiga ayagoo qaarkood la Saftay qayb ka mid ah,
New York:23.July.08 Q.M oo kulanka yeelanaysa Arimaha Somalia ayadoo markii ugu horeysey ay ka soo qaybgalayaan wufuud kala socota DKMG ah iyo Ismahaysaga,
Asmara/Jabutti:23.July.08 Kooxdii Asmara oo dooratay Hugaan cusub iyo Sh shariif oo ku gacan sayray xilka qaadistiisa aaan sharciga ahayn,
Jabuuti:22.July.08 Kooxda Jabuuti ee Isbahaysaga oo sheegtay in aysan Reer Asmara dooran karin Hugaan kale madaaba,
capital_hill1 WashigntonDc:22.July.08 Congress-ka Maraykanka oo u Fadhiya Ansixinta dhaqaale lagu taageerayo hawlgalka Somalia.
Bruselss:22.July.08 Ururka Midawga Yurub oo maanta ka Fadhiisanaya Arimaha Soomaaliya,
Muqdisho:22.July.08 Ciidamadii dhawan lagu soo Tababaray Ethiopia oo ayagoo Raxan raxan u lugeeynaya ku soo wajahan Muqdisho,
World News:21.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo Warqabadka Horufadhi waxa ka mid ah Israel oo xidhay Niman Qaraajin laha Madaxweyne Bushka Maraykanka iyo Obama oo soo gaadhay Iraq,
Nairobi:21.July.08 {Canaan{Gabay ka Hadlaya Xaalada SSC iyo Kala qaybsanaanta Dadka Deegaanka.
Leego:21.July.08 Diyaarado Joog hoose ku duulaya oo lagu arkay deegaano ka tirsan Wanlaweyn,
Asmara:21.July.08 Kooxda Asmara oo saacdaha soo socda ku dhawaaqi doona Hugaan Cusub,.
B/Weyne:21.July.08 Ciidamada  Ethiopianka ah ee fadhiya Dulleedka B/weyne oo wacad ku maray in ay Xoog kaga sarayan Maxkamadaha Gobolka Hiiraan,
B/Weyne:20.July.08 Odayaasha Gobolka Hiiraan oo wada hadalo la leh Saraakiisha Hugaaminaysa Ciidanka Ethopianka ah ee fadhiya Buurat Jande kudhisho,
Asmara:20.July.08 Heshiiskii Kooxaha Asmara oo Bur buray iyo Khilaaf weyn oo mar kale Hareeyey,
World News:19.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo warqabadka Horufadhi waxaa ka mid ah Barack Obama oo gaadhay Afghanistaan iyo Mas'uuliyiin sar sare oo ka kala tirsan Maraykanka & Iiraan oo markii ugu Horeysey is Horfariistay,
Jibuuti:19.July.08 Sh Sharif oo Faah faahin dheeraad ah ka Bixiyey heshiiskii Kooxaha Asmara ay klu Gareen Sanca,
Baydhabo:19.July.08 Ciidamadii dhawaan lagu soo tabobaray Ethiopia oo dhaqdhaqaaq ka wada Baydhabo,
Baydhabo:17.July.08 Al shabaab oo marlabaad gudaha u galay magaalaad Baydhabo ee Xarunta Barlamaanka Somaalida,
ciidamo Muqdisho:17.July.08 Dagaal Culus oo saaka ka dhacay Muqdisho iyo Maxkamadaha iyo Dawladda oo si yaabo kala duwan oga hadlay,
World News:16.July.08 Wararkii ugu danbeyeey ee Dunida Iyo Horufadhi waxa ka mid ah Obama oo wacad ku maray in uu dagaalka Ciraaq soo Afjari doono iyo warar kale
Baydhabo:16.July.08 Ciidamadii Beryahanba ku sugnaa Dollow oo soo Buuxdhaafioyeye Baydhabo iyo dagaal ay la galeen Al Shabaab,
World News:15.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo Shebekeda Horufadhi waxaa ka mid ah Rushka oo  Nuclearkiisa ku sii jeedinaya Yurub iyo Iiran oo hanjabaad kale Jeedisey,
Bossaso:15.July.08 Hay'ada UNDP oo 9 gaari oo naaca dheereeya ah ku wareejiyey Booliska Puntland{Daawo sarwirada}
B/weyne:15.July. Ciidamada Maxkamadaha oo gebi ahaanba faarujiyeey B/weyne,
World News:14.July.08 Wararkii ugu danbeyey ee Dunida iyo Warbaahinta Horufadhi waxaa ka mid ah Maxkamada Denbiyada dagaalka oo soo saartay waraan lagu soo xirayo Madaxweynaha Sudan,
B/weyne:14.July.08 Ciidanka Ethiopianka ah ee ku sugan Jande kudhisho oo mudo Todobaad ah aan helin wax Sahay oo hada isku diyaarinaya in ay xoog ku galan magaalada Gudaheeda,
Sample Image Buuhoodle:14.July.08 hal Ruux oo lagu diley iska Hor'imaad ka dhacay Buuhoodle,
World News:13.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo Warbaahinta Horufadhi waxaa ka mid ah Falastiin iyo Israel oo Madaxdoodi ku kulmeen Paris,
B/weyne:13.July.08 Maxkamadaha Islaamiga ah oo Diley 3 qof oo Rayid ah isla markaana diidey in La Aaso Meydkooda,
Burhakaba:13.July.08 Abu Mansoor oo Gawrac labada dhegeed u saaray Taliyihii Xerada Manaas iyo Burhakaba oo ay qabsadeen,
World News:12.July.08 Wararkii ugu danbeyey ee Dunida iyo warbaahinta Horufadhi waxaa ka mid ah Afhayeenkii hore ee Aqalka cad oo geeriyodey iyo Madaxweyne Asad oo lagu soo dhaweeyey Paris,
Nairobi:12.July.08 Muxuu kaaga duwanaan karaa Shirka Buuhoodlle lagu qabanayo kuwii hore? {Faallo}
Muqdisho:12.July.08 Barakac weyn oo ka socda degmada Dayniile ka dib 11 Wiil ee shalay lagu diley,
Laasqorey:11.July.08 Maamulka Puntland oo dib u qabsadey Degmada Laasqorey ee G/Sanaag,
World News:11.July.08 Wararkii ugu danbeeyey ee Dunida iyo Warbaahinta Horufadhi. waxaa ka mid ah Qayla dhaanta Maraykanka ee Tijaabadii Gantaalaha ee Iiran iyo warar kale.
Boossaso:11.July.08 Ciidamo fara badan kana tirsan Daraawiishta Punland oo ku soo wajahan Laasqoray.
Nairobi:11.July.08 Yaa iska leh Degmada Horufadhi ee xarunta Dhulka Gamaha?
Bardaale:11.July.08 Ciidamo Xoogan oo Ethiopian ah oo gudaha u galay Degmada Bardaale ee G/Baay. kadib marki..
Muqdisho:10.July.08 Saraakiil sar sare oo ka tirsan Urur weynaha al Qaacida oo sheegay in ay Muqdisho ka dagaalamen,
Daynuunaay:10.July.08 Xoogaga Al Shabaab oo dagaal Culus ka dib la wareegay Xerada daynuunaay 25km u jirta Baydhabo,
Yaa Iska Leh Degmada Horufadhi ee Xarunta Dhulka Gamaha?

 

Nairobi:1-11-07 Qabsashada Sool iyo mowqifka ay ka qabaan Dhalinta SSC ee ku sugan Nairobi : By Hashi

 

Doorashada Kenya iyo Aragtideeda Warbixin Xiiso Badan:Bye Cirro
Faalo:29.Augusto.07                 C/qaadir Oromo ma u qalmaa Qoraa?; Maya Garashaday. By Said
maxaad ka Taqaana Magaalada Qadiimiga ah ee Isiolo ? By Hashi
Faalo:19.Augusto.07 'Garaad jaamac Allow himiladaada kuu hirgeli' By Said

Bootaan
Waa kuma Aadan Cade

 maqaaalkan waxaa diyaariyay Maxamed Cabdi Maxamed Bootaan.

 
Taariikhda Carays Ciise Kaarshe.
 
Sheekh Osama oo abaal marin lagu siiayay magaca Seefullah.
 
Ma muuqataa Badbaado ?
Ahmed Ciise Qulaan
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Madaxdii Somaliya
 
Allpuntland
CBC news
CBS news
CNN news
www.dhahar.com
Africa newspaper
deegaannews
allraaso.net
aminarts
Deegaan news
dailypuntland
bashaal.com
Mudug Online
dayniile.com
Xuddun news
hawdiyonugal.com
hornafrik
horseediidnet
idaacada SBC
ceegaag
laascaanod.com
riinji.com
Horufadhi.com
www.xargaga.com